Fursadaha ganacsi iyo dhaqaale ee Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Abriil, 2013, 03:53 GMT 06:53 SGA

Media Player

Magaaladatan London waxaa isugu yimid dad Soomaali iyo ajaanib isugu jiray oo ka qeybgalay barnaamij ay soo qabanqaabisay Hey'ad Soomaaliyeed oo la yiraahdo Somali Economic Forum.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Qaar ka mid ah dadka ka soo qeybgalay barnaamijka Somali economic forum

Magaaladatan London waxaa xalay isugu yimid dad Soomaali iyo ajaanib isugu jiray oo ka qeybgalay barnaamij ay soo qabanqaabisay Hey'ad Soomaaliyeed oo la yiraahdo Somali Economic Forum.

Dadkaasi ayaa isugu jiray dhaqaale-yahanno, ganacsato, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno kale oo ka hadlayay fursadaha ganacsi iyo dhaqaale ee dadka Soomaalida gudaha iyo dibeddaba.

Haddaba munaasabaddaasi waxaa ka qeybgalay Farxaan Maxamed Jimcaale oo ka wareystay ujeedada shirka Xasan Muuse Dude, oo madax ka ah hey'addaasi dhinaca dhaqaalaha ee soo qabanqaabisay kulanka ee Somali Economic Forum.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.