Simmonds oo la kulmaya madaxda Afrika

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Abriil, 2013, 15:31 GMT 18:31 SGA

Media Player

Wasiirka dowladda Britian u qaabilsan qaaradda Afrika Mark Simmonds ayaa wada hadallo la yeelanaya madaxda Midowga Afrika iyo kuwa dalalka Ethiopia iyo Uganda oo uu kala hadlayo arrinta shirka Soomaalida ee lagu wado in London lagu qabto 7da bisha May

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Wasiirka UK ee Afrika, Mark Simmonds

Wasiirka dowladda Britian u qaabilsan qaaradda Afrika Mark Simmonds, ayaa wada hadallo la yeelanayo madaxda Midowga Afrika iyo kuwa dalalka Ethiopia iyo Uganda oo uu kala hadlayo arrinta shirka Soomaalida ee lagu wado in London lagu qabto 7da bisha May ee soo socota.

Wasiirka oo hadda ku sugan magaalada Addis Abab ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale oo wareystay waxa uu weydiiyay cidda uu la kulmay?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.