Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka IMF

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 22 Abriil, 2013, 19:54 GMT 22:54 SGA

Media Player

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa ay ka qeybgaleen shirka sanad walba ee dalalka xubnaha ka ah hey'addaha lacagta adduunka ee IMF.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar oo salaamaya Madaxa IMF Christine Lagarde

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa ay ka qeybgaleen shirka sanad walba ee dalalka xubnaha ka ah hey'addaha lacagta adduunka ee IMF.

Arrintan ayaa kusoo beegantay kadib markii IMF ay si rasmi ah u aqoonsatay Soomaaliya oo xiriirku go'naa muddo labaatan sano ka badan tan iyo markii ay burburtay dowladdi shexe ee Soomaaliya.

Shirka oo ka dhacay magaalada Washington waxaa Soomaaliya madaxda uga qeybgashay ka mid ah Guddoomiyaha Bangiga dhexe Cabdisalaan Hadliyo Cumar, oo Farxaan Maxamed Jimcaale telefonka ugu warramay.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.