HIPS oo ka hadashay wada hadalada Somalia iyo Somaliland

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Mey, 2013, 01:13 GMT 04:13 SGA

Media Player

Hey'adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga inuu ahaa tallaabo dhiirri galin leh oo loo qaaday xagga dib u heshiisiinta.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Hey'adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga inuu ahaa tallaabo dhiirri galin leh oo loo qaaday xagga dib u heshiisiinta iyo dhameynta Khilaafka.

Hey'addu laakiin waxaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in labada dhinac ay u muuqdeen kuwa ka leexanayay arrimaha xasaasiga ah in la gudo galo oo laga wada hadlo, waxaana ay soo jeedisay talooyin labada dhinac ku socda iyo beesha caalamka.

Haddaba Madaxa Hey'adda Cilmi-Baarista ee Heritage, Cabdiraxmaan Ceynte, ayaa Farxaan Maxamed Jimcaale oo la xiriiray waxa uu weydiiyay waxa ay kaga hadleen ee ugu muhiimsan warbixintooda.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.