Sawirro shirka London

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Mey, 2013, 20:14 GMT 23:14 SGA

Sawirro shirka London

  • Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raiisul Wasaaraha Britain oo soo galaya madasha shirka ee Lancaster House.
  • Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raiisul Wasaaraha UK iyo Wasiirkiisa arrimaha dibedda oo fadhiya shirka
  • Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxa uu ka mid yahay adaxda shirka ka qeybgalayay
  • Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha oo shir jaraaid si wadajir ah u qabtay
  • Ka hor shirka inta aanu dhicin saaka waxaa madaxdu ay la quraacdeen dhallinyaro Soomaaliyeed makhaayad ku taal London
  • Magaalada Muqdisho ayaa laga soo dhaweeyay shirka London
  • Kooxo hidaha iyo dhaqanka oo Muqdisho isugu soo baxay maanta

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.