Abiib Diiriye oo eedeeyay Faysal Cali Waraabe

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Mey, 2013, 16:34 GMT 19:34 SGA

Media Player

Wasiirka warfaafinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur, ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Feysal Cali waraabe inuu ku kacay isagoon oggolaansho u haysan inuu kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Hargeysa, wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur, oo ku hadlaayay afka xukuumadda ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Feysal Cali waraabe inuu ku kacay isagoon oggolaansho u haysan inuu kula kulmay todobaadkan dalka britain madaxweynaha somaliya Xasan Sh. Maxamuud .

Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa'id ayaa waxaa wareystay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige , wuxuuna ugu horreyn weydiiyay ujeedada uu shirka jaraa'id u qabtay

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.