Faysal: "kulanku waxa uu ahaa salaan keliya"

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Mey, 2013, 16:35 GMT 19:35 SGA

Media Player

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, oo ka jawaabayay eedeeynta dowladda Somaliland ee kulankiisi Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku tilmaamay inay ahayd salaan keliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in kulanka Madaxweynaha Soomaaliya uu kula yeeshay dalkan UK ay ahayd salaan oo keliya.

Faysal Cali Waraabe ayaa BBC wareysi siiyay kadib markii Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland uu ku tilmaamay kulankaasi wax laga xumaado.

Faysal ayaa isaga oo jooga magaalada London waxa uu u warramay Farxaan Maxamed Jimcaale.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.