Axmed Sabriye wuxuu la 70 jirsaday SYL

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Mey, 2013, 19:03 GMT 22:03 SGA

Media Player

Axmed Maxamed Sabriye waa dhakhtar deggan magaalada Rome ee dalka Talyaaniga. Waxa uu ka warramaya dhalashadiisi oo ku beegnady maalintii la aasaasay ururkii leegada ee SYL, oo markii la aasaasay watay magaca SYC, laakiin markii danbe loo beddelay SYL.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dr. Axmed Maxamed Sabriye

Dr. Axmed Maxamed Sabriye waa dhakhtar deggan magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.

Waxa uu ka warramaya dhalashadiisi oo ku beegnady maalintii la aasaasay ururkii leegada ee SYL, oo markii la aasaasay watay magaca SYC, laakiin markii danbe loo beddelay SYL.

Waxaa kale oo uu ka warramayaa taariikhdii iyo halgankii ururkaasi.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.