Sawirro dabaaldega 18ka May

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Mey, 2013, 17:11 GMT 20:11 SGA

Xuska maalinta 18ka May

  • Fardo sharaxan ayaa kamid ahaa boliiska Somaliland dhoolatuskooda.
  • Dumarka boliiska Somaliland.
  • Ciidamada Somaliland.
  • Ciidamada Somaliland iyo hubkooda ayaa gaardis ku maray maalinta 18ka May.
  • Hubka culus ee ciidamada oo maraya dabaaldega.
  • Hubka culus ee ay leeyihiin ciidamada Somaliland.
  • Libaax xiran calanka Somaliland ayaa ka mid ah waxyaabihii la soo bandhigay.
  • Boliiska iyo ciidamada Somaliland ayaa gaardis ku maray munaasabada.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.