Xasan Sheekh: Joojiya dagaalka Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 June, 2013, 05:29 GMT 08:29 SGA

Media Player

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada ku hardamaya Kismaayo inay joojiyaan dagaalka.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada ku hardamaya Kismaayo inay joojiyaan dagaalka. Waxa uu sheegay in dowladdu ay ku dhawaaqi doonto xilliga la qaban doono shirka looga hadlayo arrimaha gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Ibrahim Maxamad Aadan ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Muqdisho.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.