Dumarka tega goobaha jimicsiga

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 June, 2013, 13:24 GMT 16:24 SGA

Media Player

Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida ayaa waxay sameeyaan jimicsi ay isku caateeyaan ama ay hilibka isaga dhimaan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida ayaa waxay sameeyaan jimicsi ay isku caateeyaan ama ay hilibka isaga dhimaan.

Dumarkan waxay tegaan goobo ganacsi oo lacag ah oo jimicsiga lagu sameeyo.

Nimco Baashow ayaa tegtay goob ka mid ah meelaha ay haweenka Soomaalida u tegaan jimicsiga oo xaafadda Islii ku taalla.

Warbixintan ayay nooga diyaarisay

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.