Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xasan Ruuxaani waa nin caynkee ah?

Dalka Iran waxaa laga soo dhaweeyay guusha lama filaanka ah ee uu gaaray Xasan Ruuxaani, oo loo doortay in uu noqdo madaxwaynaha cusub ee dalka Iran. Hadab Ruuxaani waa nin caynkee ah?