Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta qaxootiga adduunka

Weriyaha BBC-da Bashkas Jugsoodhacay ayaa tegay xerada qaxootiga ee Kaakumo.

Wwaxaa uu la hadlay qaxootiga Soomaaliyeed oo u muuqdo in ay ku kala aragti duwanyihiin arrinta ah in dib ay u noqdaan iyo in kale.

Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in ay ka wada shaqeeyaan dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya.