Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guurka qarsoodiga ee Nairobi

Waxaa maalmahan dambe soo badanayay guurka qarsoodiga ah ee magaalooyinka qaar looga yeqaanno Qudbo Sirada.

Wararka la xiriira guurkaasi waa kuwo aad loo qariyo oo xitaa dadka qeybta ka ah aanay doonayn inay ka hadlaan, laakin ka waran hadii haatan la helay dad banaanka is keenay oo sheegayo inay ka helaan guurka noocaas ah.

Nimco Bashow ayaa arrintan u kuur gashay oo warbixintan nooga diyaarisay