Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Obama oo booqanaya Tanzania

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Tanzania ku soo gabagabaynayo booqasho uu ku marayo dhowr dal oo Afrikaan ah.

Waxaa kale oo uu booqday dalalka Senegal iyo Koonfur Afrika.

Weriyaha BBC-da Maxamuud Cali Maxamad oo haatan Jooga magaala madaxda Tanzania ee Dar es Salaam ayaa warbixintan ku eegaya waxa laga filayo Obama.