Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Somaliland?

Soomaaliya iyo Somaliland ayaa heshiis ka gaaray cidda maammulayso diyaaradaha adeegsada hawada.

Waxaa lagu heshiiyay in la dhiso guddi ka kooban labada dhinac oo xaruntooda ay noqon doonto magaalada Haregysa.

Arrintan ayaa ka soo baxday shir wadaxaajood ah oo labada dhinac ay ku lahaayeen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Cabdiraxmaan Koronto ayaa warbixintan nooga soo diray Istanbul.