Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa ka furmay dalka Turkiga. Waxyaabaha laga hadlayo waxaa kamid ah aayaha Somaliland, oo labada dhinac ay ku kala aragti duwanyihiin. Cabdiraxman Koronto oo Istanbul jooga ayaa warbixintan ka diyaariyay.