Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dowladda Kenya oo 100 maalmood jirsatay

Toddobaadkan waxaa 100 maalmood jirsaday dowladda Kenya ee uu madaxweynaha ka yahay Uhuru Kenyatta.

Waxyaabaha ay ballan qaadday dowladda waxaa ka mid ah computerada gacanta lagu qaato ee loo yeqaanno laptop-ka.

Hadaba maxaa ka hirgalay arrintaas?