Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dadka Garissa oo ku faraxsan Ramadaan-ka sanadkan

Dadweynaha Garissa ayaa sheegaya in cimilada oo is beddeshay awgeed aan Ramadaan-kan la arag qorraxdii kululeyd ee magaaladaas ay caanka ku ahayd.

Waxaa kale oo ay dadweynaha sheegayaan in ammaanka magaaladu uu ka soo raynayo marka la barbardhigo bilihii la soo dhaafay.

Bashkas Jugsoodhacay ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.