Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaad ka ogtahay noolasha geeljiraha

Tuulada Rabaable o u dhow magaalada Garoowe, waxaa lagu dhaqaaleeyaa geel irmaan oo kaliye, caanahiisana waxaa laga cabaa Garoowe.

Hadaba maxaad ka ogtahay noolosha geeljiraha. Cabdirisaq Xaaji Catoosh ayaa dhawaan booqdey halkaas oo ka warramaya.