Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doorashada Zimbabwe

Shan sono ka hor, doorashooyinkii Zimbabwe waxay ku dhamaadeen qalalaase, waxaa ku dhintay ugu yaraan 200 oo ruux, Robert Mugabe ayaa si muran ku jiro loo dhaariyayay.