Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ma jiraan dumar aaminsan in naasnuujintu wax u dhimi karto?

Iyadoo dunida laga xusayo toddobaadka naasnuujinta ayaa weriyaha BBC ee Burco, Xuseen Aw Jaamac Jibriil Xagar, waxaa uu eegayaa faa'idada naasku u leeyahay dhallaanka, iyadoo ay jiraan dumar aaminsan in naasnuujintu wax u dhimi karto muuqaalkooda.