Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cayaaraha is-reebreebka adduunka

Sabtida iyo Axadda ma jiraan ciyaaraha horyaalka Ingiriiska iyo qaar kaloo ka tirsan horyaallada Yurub sababtoo ah waxaa dhacaya kulammo ka tirsan is-reebreebka koobka adduunka.

Qaaradda Afrika ayaa ka mid ah meelaha ay ka dhacayaan ciyaaraha is-reebreebka koobka adduunka ee kubadda cagta ee sanadka 2014.