Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gargaarka gabdhaha Gaarisa

Sofia Cabdi Toori, waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya, balse waxay ku caanbaxday wax u qabashada dumarka magaalada Gaarisa.

Waxay magaalada Gaarisa ka aasaastay xarun sare loogu qaado aqoonta gabdhaha dhalinyarada ah, laguna daryeelo.

Sofia, waxaa waxqabadkeeda kala sheekaystay weriyaha BBC Bashkas Jug-Soo-Dhacay.