Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi abwaan Maxamed Dheeg

Image caption Abwaan Dheeg

Maxamed Maxamuud Yaasiin, oo loo yaqaanno Dheeg waa abwaan leh heeso badan oo ay qaadaan fanaaniinta soomaalida kuwooda ugu caansan sida Magool, Hibo , iyo Maxamed Axmed, laakiin xilliyadan danbe wuxuu xubin ka yahay golaha guurtida ee Somaliland .

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayuu abwaan Dheeg markii ugu horeysay siiyay wareysi oo ka waramaayo dhinaca fanka.