Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Boliiska Muqdisho oo bilaabay adeega deg dega

Muqdisho dhowr iyo labaatan sanno kadib markii u horeysay waxaa shaqo bilaabay saddexdii number ee boliiska la waco marka xaalad amni darro kula soo deristo, si boliiska kuugu soo gurmado. Numbarku wa isla numberkii 888.

Afhayeenka boliiska Gen Maxamed Yusuf Madaale ayaa BBC uga waramay sida barnaamijkan cusub u shaqeeyo, waxaa wareystay wariyaha BBC Ibraahim M Adan.