Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wiish: Koobka Adduunka ayaan tiigsanayaa

Garsooraha Soomaaliyeed ee kubadda cagta ee ka qeyb qaadanayo tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika, Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa sheegay inuu doonayo in uu garsoore ka noqdo Koobka Adduunka.

Wiish waxa uu dhex dhaxaadiyay ciyaartii dhexmartay xulalka kubadda cagta ee wadammada Uganda iyo Rwanda. Haddaba garsoore Wiish ayaa waxa uu waramay weriyaha BBC-da Abdifitax Ibrahim Cagayare.