Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madoobe oo magacaabay guddi fulin

Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe ayaa magacaabay guddiga fulinta ee maamulkiisa. Afhayeenka Maamulka Cabdinaasir Seeraar ayaa BBC uga warramay magacaabista.