Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nelson Mandela

Barnaamijka wuxuu ka hadlayaa noloshii hogaamiyihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela, oo todobaadkii hore geeriyooday isagoo 95 jir ah.

Mandela ayaa loo sameeyay aas qaran oo ay ka soo qayb galeen 4500 oo qof. Waxaa lagu aasay tuuladii uu ka yimid ee Qunu.