Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Halkii kilomitir ee Islii waxaa ku yaalla dhowr iyo toban maqaayadood

Mid ka mid ah ganacsiyada ugu ballaaran ee ka jira xaafadda Islii ee caasimadda Nairobi ayaa ah maqaayadaha.

Axmed Xaaji Xasan ayaa warbixintan ka diyaariyay waxa Islii ka dhigay meesha ugu maqaayadaha badan Nairobi.