Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxda IGAD oo ka shirtay xaaladda South Sudan

Hoggaamiyeyaasha Bariga Afrika ayaa ku kulmay maanta magaalada Nairobi si ay uga wada hadlaan dagaalka u dhaxeeya ciidanka dowladda Suudaanta Koonfureed iyo Mucaaradka.

Waxa ay rajeynayaan in ay sii wadaan wada hadalkii Juba ay Khamiistii kula yeesheen Hogaamiyayaasha Kenya iyo Itoobiya Madaxweyne Salva Kiir.