Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdiweli: Xiriirka dowladda federaalka waa muhiim

Maxadweynaha dhawaan la doortay ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wereysigii ugu horreeyay siiyay BBC-da tan iyo markii xilkaas loo doortay.

Waxaa uu ka hadlay waxyaabaha uu doonayo inuu qabto.

Cabdirsaaq Xaaji Catoosh ayuu u warramay.