Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Axmed Ismaaciil Samatar: Waan ka tegay Soomaali weyn

  • 14 Jannaayo 2014

Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo horey ugu tartamay jagada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa haatan sheegaya inuu ka tanaasulay mabda'a Soomaali weyn.

Professor Axmed muddo 30 sano ah culuumta siyaasadda iyo dhaqaalaha ka dhigayay jaamacad Maraykanka ah, ayaa isu soo sharraxay jagada madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012-ka. Haatan waxaa uu sheegayaa inuu ka noqday mabda'a Soomaali weyn.

Axmed Cabdinuur ayaa wareystay, oo ugu horreyn weydiiyay sababta uu uga tegay Soomaali weyn.