Komla
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Weriyaha caanka ee BBC Komla Dumor oo geeriyooday

Weriyaha TV-ga BBC Komla Dumor ayaa si lama filaan ah ku geeriyooday gurigiisa London. Da'diisu waxay ahayd 41 sano jir. Dumor waxaa uu soo jeedin jiray TV-ga BBC-da iyo barnaamijka Focus on AFrica. Halkan ka daawo qeybo ka mid ah shaqadiisa.