Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Waxay ila tahay

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Barnaamijka Waxay ila tahay, wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay ciidamada Ethiopia oo ku biiray AMISOM iyo sida dadku u arkaan.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Axmed Cabdinuur.