Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

50 baaskiil oo loo qeybiyay naafada Muqdisho

Lahaanshaha sawirka SPL
Image caption Baaskiilada naafada

50 qof oo naafa ah ayaa maanta muqdisho lagu wareejiyey baaskiilada naafada caawiya.

Waa qorshe ay ka dambeysay gabar deggan UK oo kharajkii baaskilada ka soo ururisay Soomaalida deggan UK, kadibna inta ay u soo iibisay u qaadday Soomaaliya una qeybisay.

munaasabaddii baskiilada lagu bixinayey waxaa joogay wariyaha BBC Ibraahim Maxamed Adan oo warbixintan nooga soo diray.