Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dooda Jimcaha

Barnaamishka wuxuu ku saabsan yahay gudniinka fircooniga ee gabdhaha lagu sameeyo maxaa hortaagan in la cirib tiro. Wuxuu ku faafay gudniinka waddamo badan oo ku yaala Afrika iyo Bariga Dhexe.

Waxaa jira olole badan oo looga soo horjeedo gudniinka laakiin kuma aysan guulaysan in la cirib tiro ilaa hadda.