Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xor ma tahay saxaafadda Somaliland?

Iyadoo laga dayrinayo xaaladda saxaafadda geeska Afrika, ayaan barnaamijyada xoriyadda ee BBC, waxaanu ku eegaynaa xorriyadda saxaafadda somaliland . Axmed Saciid Cige ayaa dood dhexdhiga labo xildhibaan.