Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dumarka la kufsaday way ku adagtahay "inay guursadaan"

  • 14 Febraayo 2014

Takhtar daweeya dumarka la kufsaday ayaa sheegay inay ku adagtahay inay dib u guursadaan maadamma ay arrintaasi soo xasuusinaysa dhibaatada soo gaartay.