Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada haysata dadka Soomaalida ee la takooro

Maanta waxay ku beegantahay maalinta ay Qaramada Midoobay u astaysay maalinta caddaaladda bulshada ee dunida. Haddaba Soomaalida dhaxdeeda waxa jira dad la hayb sooco oo qaarkood ay u suurageli waydo inay guursadaan qofka ay jecel yihiin.