Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Boqolkiiba 29 carruurta yar way ku dhintaan Soomaaliya

War ay soo saartay hay'ada xanaadnaa caruurta ee Save the Children ayaa lagu sheegay in in kastoo la hagaajiyay wax ka qabashada carruurta dhimata ay hadana sanad walbo dhintaan ilaa hal milyan oo caruur ah maalmaha noloshooda ugu horraysa.

Save the children waxay sheegaysaa in ceeb weyn ay ku tahay dunidan casriga ah in wax laga qaban waayo dhimashada carruurta.

Haddaba waa sidee xaaladda Soomaaliya.

Dr Luul Maxamuud Maxamed waa madaxa qeybta carruurta ee isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.