Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddi loo saaray baaritaanka weerarkii madaxtooyada

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la dhisayo guddi heer wasiir ah oo baari doono weerarkii lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya ee ay ku dhinteen dhowr iyo toban ruux.

Cabdiweli Sheekh Axmed waxaa kale oo uu sheegay in dowladda ay baarlamaanka u gudbin doonto sharci qabyo ah oo loo adeegsan doono la dagaalanka "argagixisada"