Shabaab
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Goobjooge qaraxa Muqdisho: Dhiig ayaa ka buuxsamay koobkaygii shaha

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay qarax ay ku dhinteen 12 ruux oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa qaraxa lala beegsaday meel u dhaw xarunta sirdoonka ee dowladda Soomaaliya.

Waakan qof goobjoog u ahaa oo ka hadlaya sida uu u dhacay.