Uganda
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sharciga Uganda ee dadka isku jinsiga ee isu galmooda

Waddamada reer galbeedka ayaa ku goodiyay inay kaalmada dhaqaale ee ay siiyaan Uganda ay goosan doonaan kaddib markii Uganda laga ansixiyay sharci looga hortagaya dadka isku jinsiga ee isu galmooda.