Qaad
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaadka ugu raqiisan waa Magoka, laakin "dadka ayuu walayaa"

Waxaa dhawaantan soo baxay qaad jaban oo loo yeqaanno Magoka, oo lacag ka yar 1 doolar lagu iibsan karo, laakin qaar ka mid ah dadka adeegsada waxay leeyihiin dadka "ayuu waalaa".

Bashkas Jugsoodhacay ayaa u kuurgalay.