AMISOM
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Urur goboleedka IGAD muxuu ka leeyahay maamulka Baydhabo

Urur goboleedka IGAD ayaa ka hadlay maammulka dhawaantan looga dhawaaqay magaalada Baydhabo iyo shirka kale ee ka socda magaaladaas ee la doonayo in maamul kale lagu dhiso.

Ibrajhim Maxamad Aadan ayaa arrintan ka wareystay wakiilka IGA ee arrimaha Soomaaliya, Maxamad Cabdi Afey.