Kismayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Axmed Madoobe: Maammulka lixda gobol ee Baydhabo "waa riyo"

Hogaamiyaha Maammulka Ku meelgaarka ah ee Jubbooyinka, ayaa ku gacanseyray maammulka dhawaan looga dhawaaqay Baydhabo. Cabdirisaq Xaaji Catoosh ayuu u warramay.