AMISOM
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Duulaanka AMISOM "xilli xun ayuu ku soo aaday"

Ciidanmadda nabadilaalinta ee Midowga Afrika iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay ka qabsadeen dhowr magaalo oo muhiim ah.

Laakin waxaa laga dayrinayaa in duulaankan uu ku soo aaday xilli xun.