Muqdisho
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muungaab: Is baddel ayaa Muqdisho laga dareemi doonaa

Duqa cusub ee Muqdisho oo isla markaana ah guddoomiyaha gobolka Banaadir Jeneral Xasan Maxamad Xuseen Muungaab ayaa sheegay inuu wax weyn ka baddeli doono ammaanka Muqdisho.

Waxaa uu u warramay weriyaheena Muqdisho Ibrahim Maxamad Aden.