UNSC
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Axmed Nur Jimcaale oo laga qaaday xayiraaddii Qaramada Midoobay

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xayiraaddii saarneyd ka qaaday gudoomiyihii shirkaddii Barakaat Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale muddo 13 sano kaddib.

Weriyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa wareystay Sheekh Axmed Nuur.